Somaliland oo magacowday Guddiga Aaska Madaxweynihii hore ee Somaliland 16/11/2024 FacebookXLinkedinEmailPrint Maamulka Somaliland ayaa magacabay Guddiga Aaska Madaxweynihii Hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo xalay ku geeridooday Caasimada Maamulkaasi ee hargaysa.