Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.
Waxaa garoonka magaalada beydhabo kasoo dhoweeyay Madaxweynaha koofur Galbeed somaaliya shariif xasan shiiq Adan Iyo Masuuliyiin katirsan maamulka koofur galbeed
Waxaa lagu waddaa in uu ka qeyb galo Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Berri ka furmaya Magaalada Baydhabo.