Mid kamid ah Maxkamadaha dalka oo waraan soo qabasho u jaray Axmed madoobe

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa soo saartay warqad sooqabasho madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Balse waxaa la isweydiin karaa sharci ahaanshaha warqadan iyo qaabka loomaray, eedaha meesha kuqoran, Booliska Amar kan lafarayo iyo joogitaankooda Jubbaland. iyo waliba suurtogalnimada in madaxweyne dowlad goboleed oo xasaanad wata lasoo xiri karro.
May be an image of text