Haweenka dan yarta ah iyo kuwa ku nool xeryaha barakaca ayaa ah dumarka ugu nugul ee sida joogta ah ula kulma tacaddiyada jinsiga.