Dowlada Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka ceerigaabo.

Dowlada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dagaalka magaalada Ceerigaabo
dowlada dhexe ayaa baaq nabadeed udirtay dad halkaasi ku dagaalamaya.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS oo ku baaqday in la joojiyo colaadda ka taagan magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.
May be an illustration of text