Robot lagu magacaabo Garaad ayaa markii ugu horeysay lagu so bandhigay magaaladda Muqdisho. War bixintan kaga boggo Garaad iyo waxa uu qaban karo