Dowlada Soomaaliya oo baaq nabadeed kasoo saartay Dagaal beeleedyada dalka ka socda 28/12/2024 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo baaq nabadeed kasoo saartay colaadaha iyo beegsiga ka baxsan shareecada Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.