Teknoolojiyadda casriga ah iyo baraha bulshada oo qeyb weyn ka qaatay sii hurinta dagaalada u dhaxeeya beeleeha Soomaaliya.

Teknoolojiyadda casriga ah iyo baraha bulshada ayaa qeyb weyn ka qaatay sii hurinta dagaalada u dhaxeeya beeleeha Soomaaliya. Maxaa la samayn karaa si looga hortago saameynta taban ee ay ku yeelatay bulshada?
Wariye Farxiya Murad