Buug Af-Soomaali ah oo loo qoray ardayda maqalka Naafada ka ah.

Samira Ducale oo buug Af-Soomaali ah u qortay ardayda maqalka la’, waxa ay gacanta ku haysa ku dhawaad 40 arday oo ay si bilaash ah wax bartaa.
Wariye Farxiya Muraad