Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee DFS, oo hirgalisay hanaan online oo lagu soo bandhigo fursadaha shaqo ee dalka

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Fadaraalka Soomaaliya, ayaa hirgalisay hanaan online oo lagu soo bandhigo fursadaha shaqo ee dalka ka jira, si ay u codsadaan dhallinyarada shaqa la’aanta ah. Haddaba dhallinyarada ayaan weyddiinay aragtidooda ku aadan barnaamijkaasi iyo in war bixintaas soo gaartay?
Wariye Sacdiya Nuur