Waa Wareysi kooban oo la xiriira hanaanka online ah ee lagu baahiyo fursadaha shaqo oo ay hirgalisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dowladda. Muxuu kaga duwan karaa kuwii hore u jiray? Fursadaha lagu baahiyo ma yihiin kuwa la hubo?
Wariye Sacdiya Nuur