War Qoraal ah oo Ka Soo baxay Ha’adda NIRA Ayey Dadweynaha Ku Wargalisay in Kaarka Aqoonsiga Qaranka Yahay Lacag La,aan Ciddii Lacag Lawaydiiysaa ay si toos ah ula xiriiri karto Hay’adda NIRA.
Qoralka NIRA Ayaa u qornaa Sida tan
“Diiwaangalinta Aqoonsiga Qaranka Soomaaliyeed hadda gebi ahaan Waa Lacag La,aan”.
“Fadlan U dulqaado Safka oo cidna ha siin Wax Lacag ah hadii Lagu waydiistana Si degdeg ah u Wargeli Ha,adda NIRA”.