Dowladda Soomaaliya Ayaa Soo dhaweysay qaraarkaGolaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya dib ugu soo celinaya lahaansho buuxa iyo madaxbannaani ay ku maamuli karto waajibaadkeeda qaran ee xuquuqul insaanka.
Hoos ka aqri War-Saxaafadeedka.