Ciidamada Danab ee XDS oo Degmada Jilib ka fuliyey Xalay Weerar Qorsheysan

Wasaarada Difaaca DFS ayaa sheegtay, in howgal guuleystay oo ay fuliyeen Ciidamada gaarka ah Danab ee Xooga Dalka Soomaaliyeed kaasi oo ka dhacay degmada Jilib, laguna beegsaday maleeshiyaad iyo Horjoogayaal ka tirsan Kooxda AS.