Sharif Sheikh Ahmed oo cambaareeyay tacadiyada ciidamada ee ka dhacay Dayniile

Sharif Sheikh Ahmed oo cambaareeyay tacadiyada ciidamada ee ka dhacay Dayniile

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed ayaa si adag u cambaareeyay falal uu ku tilmaamay tacadiyo ay ciidamada ammaanku ka geysteen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Wuxuu sheegay in falalkaasi ay isugu jiraan dil, dhaawac iyo barakicin dad rayid ah, isagoo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo xadgudubyada loona maxkamadeeyo cid kasta oo ku lug leh.

hoos ka aqriso:-