Gudoomiyaha Degmada balan bale Jaamac Xeyle Maxamed ayaa iska diiday xilka Qaadis uu Kusameeyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey Waxa uu sheegay in Aan sifa sharci ah loomarin xilka qaaadistiisa.
Gudoomiyaha Jaamac oo wareysi gaar ah siinayay Radiogalgaduud ayaa waxa uu tusaale usoo qaatay Heshiiskii lagu gaaray Dalka Jabuuti isagoona sheegay in qodobka 14 tobnaad uu dhigayay in aan Gudoomiye labedeli Karin ilaa maamuladu sitoo ah isugu biirayaan.
Jaamac xeyle maxamed ayaa waxa uu ku adkeytay in uu yahay gudoomiyaha Degmada balanbale isla markaasina uu shaqadiisa siiwadanayo .
Weli maamulka galmudug kama aysan hadlin diidmada xilkaqaadista gudoomiyaha degmada balanbale .
Hoos kadhegeyso codka gudoomiyaha balanbale jaamac xeyle maxame
d