Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in Heshiis Ganacsi ay la geyso shirkadaha sameeya daabacaada ee Awooda u leh in ay naqshadeeyaan Calanka Soomaaliyeed.
Waxaa kale oo Wasaaradu ay sheegtay in tartan daah-furan loo sameeyn doono shirkadaha soo buuxin kara shuruudaha uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye oo ku qoran Warqada.