Madaxweyne xaaf 62 cisho oo uu kamaqnaa Deegaanada Galmudug Ayaa lagu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimada Maamulka Galmudug.
waxa uuna kahadlay arimio dhowr ah Madaxweyne xaaf ayaa ugu Horeyn umahad celiyay shacab weynaha iyo Madaxda Galmudug ee Soo dhoweyay.
Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in aan xal lagagaarin qilaafkii Udhexeeyay Madaxda Maamulka Galmudug Dowlada somaaliya ayuu ku eedeyay in ay kacan Bidixeyneyso Maamulkiisa Xaaf ayaa shacabka Galmudug ugu baaqay in ay iskaashadaan islamarkaasina ay Aayo hooda katashadaan.
Warbixin tan waxaa soo jeedinaya weriyeheena Cabdulaahi warsame rooble