DHEGEYSO:>Xaflad lagu Soo dhoweynayay Dhalashada ( NNKH )Oo Lagu Qabtay Dagmada Guriceel.

Waxaa xalay Dagmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud Lagu qabtay Xaflad lagu soo dhoweynayay bisha Rabiicul-awal Oo ah bishii uu dhashay nabi muxamed (NNKH).

Xafladani ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka galmudug sida wasiirka diinta iyo owqaafta ee maamulka galmudug, gudoomiyaha gobolka galgaduud  iyo maamulka dagmada guriceel,

WAXAA WARBIXIN KU SAABSAN XAFLADAAS SOO JEEDINAYA WARIYAHA RADIOGALGADUUD C/QAADIR GUURE BARRE.