Ciidamada katirsan maamulka Galmudug ayaa saaka Waxa weerar kuqaadeen degaanka Goonlagoole Oo Qiyaas tii 83 km koofur kaga beegan Degmada Guriceel.
Ciidamada ayaa waxaa usuurta gashay in ay Si nabad Ah degaanka ulawareegay intaasi kadib ayaa lasheegay in Alshabaab ay weerar ku soo qaadeen ciidamadii lawareegay Degaanka waxaana halkaasi kudhexmaray Dagaal Qasaara dhaliyay inta laxaqiijiyay Labo Askari oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa geeriyootay Qaarkalana dhaawac ayaa soo Gaaray.
Xaalada deegankii lagu dagaalamay ayaa maanta Degan iyadoo dadka shacabka ah ay kacabsi qabaan in markale dushooda lagu dagaalamo.