Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Ayaa gaaray Magaalada baydhabo ee Xarunta KMG Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Waftiga Gudoomiyaha Golaha shacabka Sheikh aadan madoobe waxaa Garoonka Diyaaradaha Kusoo dhaweeyay masuuliyiin Katirsan KGS Ugu horeeyo madaxweynaha Koonfur Galbeed
Aadan madoobe ayaa lagu wadaa inuu ku biiro masuuliyiin Kaladuwan ee shirka uga socda Baydhabo o iskugu Yeeray madaxweynaha Koonfur Galbeed kaasi oo shalay Kafurmay Baydhabo ayna ka qayb galeen Xildhibaanada Labada Gole Ee Baarlamaanka Soomaaliya ku matala Koonfur Galbeed