Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS General Cabdullaahi Cali Caanood oo Shir jaraaid qabtay ayaa sheegay in howlgal maanta ka dhacay Aagga degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud lagu dilay 30 dhagar qabe oo Khawaarijta ka tirsan.