HomeWararka MaantaAgaaismaha guud ee wasaaradda caafimaadka Galmudug Cabdiweli Maxamed Axmed “Shirkaan maanta ka...
Agaaismaha guud ee wasaaradda caafimaadka Galmudug Cabdiweli Maxamed Axmed “Shirkaan maanta ka furmay Dhuusamareeb waxaa lagu xalinayaa caqabadihii jiray 6-dii bilood ee lasoo dhaafay, waxaa lagu qiimeynayaa waxa ka qabsoomay balamihii horay loo galay, wadashaeynta 6-da bilood ee soo socota iyo hormarinta wadashaqeynta guud ee wasaaradaha caafimaadka dalka.”