Agaasimaha Waaxda ICT (Director of the ICT Department) ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa ka qaybgalay Siminaar aqoon kororsiya looguna tala galay kor u qaadida iyo tayada Shaqaalaha ee Wasaarada.
Agaasimaha Waaxda ICT (Director of the ICT Department) ee Golaha Baarlamaanka Galmudug(Galmudug State Parliament) Mudane Mowlid Daqaf ayaa cilmiguu ka soo faa’iday Siminaarka ugu faa’ideeyay Shaqaalaha Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga.
Mudane Mowlid Ahmed ayaa ugu mahadceliyay maamulkii soo agaasimay Aqoon korosiga kuna dhiira galiyay in la joogteeyo Siminaarada nuucaan oo kale eh.
