Agasime Sakiin oo soo xiray Kulan Qimeyn loogu sameynayey Qorshaha Horunarinta Qaranka,

Agasimaha Guud ee wasaradda Qorsheynta Abdullahi Omar Aden Ayaa soo xiray Kulan Qimeyn loogu sameynayey Qorshaha Hormarinta Qaranka, Qimeyntaas oo ay sameyneys laasfort (Consultant Company).

Qimeynta waxaa Qeyb Ka ahaa Wasaraddaha iyo bulShada Rayidka ah kuwaas oo iftiimayay ilaa iyo 2020 Markii Qorshaha Hormarinta ay diyaarisay wasaradda Qorsheynta Qaranka iyo tan Galmudug. Taas oo lagu ogaaday waxii Qabsoomay , caqabadhohii jiray iyo Casharadii laga bartay