Aggaasimaha guud ee nadaafada iyo bilic soo celinta Dowladda Hoose ee Xamar ayaa sheegay in lala xisaabtami doono dhismayaasha bulaacadaha kusoo daaya Wadooyinka magaalada.