Aggaasimaha guud ee Nadaafada iyo bilic soo celinta Dowladda Hoose Xamar Mudane Maxamed Suudi ayaa ka warbixiyay howla biya dhaamin ah oo ay caawa ka fuliyeen qaar kamid waddooyinka Caasimadda.