Aggaasimaha Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Xasan Maxamed ayaa ka warbixiyay tababar aqoon kororsi ah oo Magaalada Konya ee Dalka Turkiga uga furmay howl wadeena katirsan kooxda gurmad degdega ah Dabdamiska ee Dowladda Hoose Xamar. 02/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint