Akhriso:-Madaxweyne Xaaf Oo Amaro kasoo saaray Bixinta Dhulal Ka Banaan Magaalada Hobyo(Wareegto)

Waareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa lagu joojiyay iibinta iyo Bixinta dhulalka aan Sharciga aheyn ee ku yaalla Magaalo Xeebeedka Hobyo.

 

Waxaa Dhammaan la amray dadka ku howlan bixinta Dhulalka aan Sharciga aheyn in ay joojiyan hadii kale wixii ka yimaada masuuliyadooda ay iyaga qaadi doonaan.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Wareegtada oo dhameystiran.