Akhriso:-Waqtiga loobalamay Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Shuruudaha Musharixiinta Oo La Shaaciyey

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya .

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa go’aan ku gaaray in doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la qabto 30-ka bishan April 2018-ka oo ku beegan maalin isniin ah,iyadoo musharaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka la diiwaan gelinayo 23-ka ilaa iyo 24-ka bishan April

Halkaan Hoose ka Akhriso