Akhriso War-murtiyeedka Maamul Gobaleedyada ay Xiriirka ugu jareen Dowlada Somaaliya

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saaray shirkii maalmahan uga socday magaalada Kismaayo.

Qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in Dowlad Goboleedyada ay hakad geliyeen xiriirkii ay la lahaayeen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Waxaa ay dowladda ka dalbadeen in ay joojiso Faragelinta iyo xiisad abuurka,in ay garoshiyo ka bixiso faragelinta iyo in la helo nidaam lagu wada shaqeyn karo iyo qodobo kale.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARMURTIYEEDKA OO DHAMEYSTIRAN