AKHRISO:Gaas oo aqbalay iscasilaadii taliye ku xigeenkii ciidanka Daraawiishta

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiweli Gaas ayaa aqbalay iscasilaada taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland, Sareeyo Guuto Dayr Xaaji Aadan, kaasoo bartamihii bishaan March gudbiyay istaqaaladiisa.