Akhriso:>Jawaari Oo Xildhibaannada Ka Hor Cadeeyey Is Casilaadiisa

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maalmo kadib waxa uu Maanta ka furmay Xarunta golaha Shacabka Soomaaliya,waxana kulanka khudbad ka jeediyey guddoomiyihii is casilay ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Jawaari oo khudbad dheer ka jeediyey kulanka ayaa halkaasi uga dhawaaqay is casilaadiisa,isaga oo sheegay in ammaanadii ay u dhiibteyn Shacabka Soomaaliyeed uu ku wareejinayo.

Waxa uu Golaha ka dalbaday in ay cafiyaan intii uu xilka hayay,isla markaana ay ka aqbalaan istaqaalada uu u soo gudbiyey.

Hoos Ka Akhriso Khudbada Jawaari .

 Â