Akhriso:>Magacyada Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo lashaaciyay

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ka shaqeyaan qaban qaabadda Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 9-kii bishan April iska casilay xilka Guddoonka, sida xeerka Baarlamaanka uu dhigayana ay waajib tahay in booskaas lagu buuxiyo mudo 15 maalmood ah.

 
SHARE

Facebook
Twitter