AKHRISO:>Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii ka socday Dhuusamareeb

Shir looga hadlayay horumarinta Ganacsiga degaannada Galmudug oo muddooyinkii dambe ka socday Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaaladaasi, kaasi oo ka qeybgaleen ganacsatada Gobolka Madax ka tirsan Maamulka Galmudug.