Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aad ayaa waxa uu magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamdda Gobolka Shabeellaha Hoose ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur ayaa waxaa xilka  Guddoomiyaha Maxkamdda Gobolka Shabeelaha Hoose ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed loogu magacaabay Saciid Xasan Zubeyr.
Hoos ka akhriso warqada magacaabista Guddoomiyaha Maxkamdda Gobolka Shabeelaha Hoose.