Ali Eid oo dhariyay wasiiro dhawaan lasoo magacaabay

Kusimaha Madaxweynaha ahn Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa Munasabad dhaarin iyo Xilwareejin iskgu jirta u sameyay Wasiiro dhawaan la magacabay.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa ka qayb galay Munasabad lagu dhaarinayay Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Biyaha,Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo Wasiir Dowlaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiiboyinka oo ka dhacday Xafiiska Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug

Madaxweynaha ayaa kula dardarmay Wasiirada Cusub in ay sida ugu saraysa ugu adeegan bulshada ay u dhaarteen ee Galmudug.