Xildhibaanada Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow kulankoodii caadiga ahaa waxa uu uga furmay Magaalada Muqdisho.
Kulankan ayaa waxaa shir Guddoominaya Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka sare Mowliid Xuseen Guhaad),waxaana ka qeyb galaya inta badan Xildhihaanada Aqalka sare.
Ajendaha kulanka Magaalada Muqdisho uga socda Xildhibaanada Golaha Aqalka sare ayaa loo hadlayaa Labada qodobo oo kala ah.