As oo iskaga baxay degaano ka tirsan Gobolka Mudug

Update: dagaalamayaasha Ururka As ayaa iskaga baxay degaano farabadan oo katirsan Gabolka Mudug oo ay in mudo ah maamulayeen As aya baneeyay degaanada Bacadweyne, Camaaro ,Jawle iyo degaano kale dadka degaanka ayaa sheegaya in As ay iskaga baxeen deganadaaan.

Lama oga ilaa hadda sababta ka danbeysa bixitaanka As ee degandaan balse waxa uu kusoo aadaya xili DFS ay deganadaa saaratay Culeys Melitiry waxaana halkaa la geyay Ciidaamo Farabadan oo iskugu jira Ciidamada Xooga dalka iyo kuwa dadka degaanka oo aad u hubeysan.

Dhawaan ayeey aheyd markii uu isku soo dhiibay Ciidamada xooga dalka horjogihii As u ugu magacaabnaa Gobolka Mudug.