AS oo weerar qaraxyo ku biloday kusooday degmada Galacad iyo Talye ku xigeenkii Ciidamada Danab oo ku geeriyooday.

Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Kumaandooska ee Danab, Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ayaa ku geriyooday weerar qaraxyo ku billowday oo kooxada Al shabaab ay ku qaadeen saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Wararka laga helayo Galcad ayaa sheegay in illaa laba gaari oo laga soo buuxiyay waxlaha qarxa lagu weeraray saldhigyada ciidamada ee degmada Galcad kadibna uu biloowdayDagaal toos ,kaas oo sababay khasaaro isgu jir dhimasho iyo dhaawac.

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaan weli ka hadlin dagaalka,