Askari Cabsan Oo dil kageystay Addis Ababa

Booliis khamraysan oo Itoobiyaan ah ayaa labo askari oo kale oo la shaqaynayay ku dilay magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa, sida ay ku warrantan warbaahinta dawladda lala xiriiriyo ee FANA oo soo xiganaysa taliyaha booliiska Zeynu Jemal.

Taliyuhu wuxuu intaas ku daray in toogasho lagu dilay askarigii cabsanaa.