ATMIS oo lafaray in ay la shaqeyaan Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan

Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa faray Hay’addaha Amaanka iyo Ciidanka ATMIS inay la shaqeeyaan Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Sufuroow kadib Kulan ay goob joog ka ahaayeen Saraakiisha Booliiska Hirshabeelle iyo Saraakiisha Ciidamada ATMIS ee Secter 4 iyadoo kulanka sidoo kale diirada lagu saaray xaqiijinta Nabadgalyada Gobolka Hiiraan gaar ahaan Magaalada Beledweyne.