Axmed Madoobe “ Waxaan u dhaxaynaa fatahaad iyo abaaro, sida kaliya ee aan uga gudbi karno Musiibadaan waa in aan xaga Allaah u cararnaa oo Baryada Rabbi badinaa.”