Maanta ayaa lagu wadaa in Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug ay yeeshaan kulankoodii ugu horeeyey,isla markaana ay uag hadlayaan Arrimo dhowr ah.
Xildhibaannada ayaa intii ay ku jiraan kulankooda waxaa ay si KMG ah shir guddoon ugu dooran doonaan qofka ugu da’da weyn ilaa iyo inta ay ka dooranayaan guddoonka Baarlamaanka Galmudug.