Waa markii labaad oo Baarlamaanka Jubbaland ay muddo kordhin ugu sameeyaan Axmed Madoobe xilliga uu soo Magacaabayo Golihiisa Wasiirada,waxaana tan ay kusoo aadeysaa xilli uu la heshiiyey Xubnihii mucaaraddanaa ee Isbedel-doonka Jubbaland.
Home Wararka Maanta Baarlamanka Jubbland oo Mudo kordhin usameeyay Soo magacabista Golaha Wasiirada Mamulkaasi