Bulshada Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ka walaacsan fatahaadda laga cabsi qabo in ay sababaan roobabka la filayo inay ka da’aan dalka.