Bemba gacmaad ayaa lagu Weeraray habiinkii xalay ahaa guri uu degmada guricel kadeganaa Sargal katirsan Ciidanka Nisa Ee dowlad goboleedia Galmudug.
Weerarka ayaa dhacay abaara shantii habiinimo iyo daqiiqado Mana jirto wax qasaara ah oo kadhashay Weerarka Sargaalkan Waxa uu horay uga mid ahaa Saraakiisha Ahalusuna Ee ku biiray Dowlada.
Ciidanka Dowlada ayaa bilabay howlgalo Amaanka lagu Xaqiijinayo