Xildhibaan C/Raxmaan C/shakuur oo u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Warqad talo soo jeedin ku aadan Heshiiskii GWTQ.

Cabdiraxman CabdiShakuur Warsame oo ah ergeyga Gaarka ah, ee Arrimaha Bani’aadnimada uqaabilsan Madaxweynaha Soomaaliya, islamarkaana ah xildhibaan ka tirsan Barlamanka Federaalka, ayaa qoraal dheer uu kaga hadlaya go’aamadii ka soo baxay shirkii GWTQ ee maalma ka hor lagu soo gabagabeeyey Muqdisho waxaana uu Warqad u direy Madaxweyne Xasan Shiikh.