Taliska Booliiska Degmada Wisil ayaa gacanta kusoo dhigay Haweeneey la sheegay inay khawaarijta ku dhumaalaysta Bacadweyne, Qeycad iyo Camaara u qaabilsaneed sahanka iyo sirdoonka
Taliye ku xigeenka Booliska Wisil Cumar Maxamed shire ayaa Warbaahinta u sheegay inay howlgal qorsheysan kusoo qabteen Haweeneydaan oo dhaamlaysi kusoo gashay dadka xoolo dhaqatada ah dhexdooda
Nasro Xasan Xuseen ayaa lagu sheegay inay ka tirsaneed Khawaarijta Arxanka daran ee AS ayna Khawaarijta u qaabilsaneed Sahanka iyo sirdoonka.