Ciidamada amniga Guriceel oo baadigoobaya dabley xalay huwisay rasaas xili ay ku jireen howlgal amni xaqiijin ah